Xasan Cali Kheyre oo Caawa Raali galiyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur (Sawirro)

Ra’isul Wasaarihii hore ee Xukuumada Soomaaliya Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa howgiisa ku booqday Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir sidoo kale ah Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Kheyre ayaa kulanka ay yeesheen Cabdiraxmaan Cabdishakuur uga wada hadlay arimo badan oo xasaasi ah, waxa uuna Kheyre ka raali galiyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur weerarkii lagu qaaday gurigiisa laguna dilay qaar … Continue reading Xasan Cali Kheyre oo Caawa Raali galiyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur (Sawirro)